Ramadaan Bisha Denbi Dhaafka Badan

0
385

Ramadaan Bisha Denbi Dhaafka Badan

Bisha Ramadaan waa bil ducada la qabalo waxaana Imaam Tarmadi Xadiis ku sheegay inuu Rasuulka Allah (scw) yidhi :” Sadex (qof ) ducadooda lama celiyo, ruuxa sooman illamaa uu ka afurayo, Imaamka caadilka iyo ducada ruuxa la dulmiyey”.  Qofka muslinka ahi inta uu sooman yahay waa inuu ducada badsado si uu u helo khayr iyo naxariis aduun iyo aakhiraba.

Imaam Muslim ayaa isna soo saaray xadiiska in uu Rasuulka Allah (scw) yidhi “ “Marka uu Ramadaan  soo galo, waxa la furaa albaabada Jannada, waxaana la xidhaa albaabada naarta, waxaana la silsiladeeya Shayaadiinta” . Imaam Muslim ayaa xadiis ku sheegay in Rasuulku

Leave a Reply