Qaar ka mid ah Noocyada Kalluunka ee laga Helo Baddaha Somaliland

0
763

Imisa nooc baad ka taqaanaa kalluunka ku jira baddeena ee ka mid ah khayraadka uu illaahay dhigay.

Haddaba wax kabaro magacyada kalluunka baddeena ku jira, waxaana laga yaabaa inaad shaqsiyan in ka badan taqaano kuwan, balse maanta qormadeenan khayraadka baddaha waxaanu idiinku soo gudbinaynaa qaybo ka mid ah noocyada kalluunka ee baddeena eek u jira.

1 – Summaan.

2 – Saynuub.

3 – Baaqad.

4 – Bayaad.

5 – Deerig.

6 – Tabadin.

7 – Tarraaqad.

8 – Shirwa.

9 – Sakhlad.

10-Dooraab.

11-Khurin.

12-Faras.

13-Gaxash.

14-Xirfi.

15-Carabiya.

16-Gushaar. iyo

17-Mariikh.!!

 

Leave a Reply