Bruno Fernandes oo Fashiliyay Farqiga u Dhexeeya Liverpool & United, ka dib Xasuuqii Anfield

0
320

Markii wax laga weydiiyay farqiga muhiimka ah ee u dhexeeya Man United iyo Liverpool haatan, Bruno Fernandes ayaa u sheegay Sky Sports: “Liverpool waxay u dagaalamaysaa horyaalka, waxaan u dagaalamaynaa waxba, wakaas farqiga u dhexeeya labada kooxood”.

“Waa natiijo xun mar kale. Raali gelinta taageerayaasha laakiin taasi waligeed kuma filna. Waxaan matalnaa Koox weyn, waan tartamaynaa ilaa dhamaadka waana inaan tartannaa”.

“Ma jiro qof madaxiisa hoos u dhigi kara hadda oo u malaynaya inaan doonayo uun fasaxyo ama wax kasta”.

“Dhammaanteen waa inaan fahamnaa inaan haysano wax aan u dagaalano waana in aan u dagaalano maaliyada kooxda”.

Guuldaradii Liverpool soo gaadhay ayaa la macno ah in ay Red Devils 22 dhibcood ka dabmbayso hogaamiyayaasha horyaalka halka ay 3 dhibcood ka dambayso kooxda Kaalinta 4-aad ku jirta ee Tottenham kuwaas oo hal kulan gacanta ku haysta.

Leave a Reply