Ardaydii ugu badneyd oo ka Qayb’geli doona Maalinta Qarannimada

0
331

Hargeysa (Dawan) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta ka qayb galay dhoolatuska ardayda dugsiyada dalka, kuwaasi oo u diyaar garoobaya xuska munaasibada maalinta Qarannimada ee 18 ka May sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen.

Wasiirka oo ay weheliyaan maamulka gobolka Maroodi-jeex ayaa soo kormeeray tababbar muddo uga socday magaalada Hargeysa qaar kamida ardayda dugsiyada gudaha magaalada Hargeysa.

Ardaydan ayaa ka kala socday 8 dugsi kana kooban 700 oo arday.

Leave a Reply