Xikmadaha Maanta

0
363
  • Baryadu qofka waa ay dulaysaa, deeqsnimaduna sharaf ayay u kordhisa.
  • Ula dhaqan dadka sida aad adigu jeceshahay in laguula dhaqmo.
  • Been kastaa maalin ayaa la soo afjaraa, beentuna wax kast awaa ay ka gaabisa.
  • Hadaad sharaf dunida ka rabto akhlaaqda hagaaji, haddii aad aakhiro rabtona akhlaaqda hagaaji. Hadii aad labadaba doonaysana akhlaaqda hagaaji.
  • Dhulka hadaad biyo macaan waraabiso wuxu kuu soo bixiyaa ubax udgoon, dadkuna kaba wanaagsan.

Leave a Reply