Marka Dagaalka Kibir Horseedo!

0
370

 

Dalka Spein iyo Ingiriiska ayuu dhex maray dagaal xoog badan oo socday sagaal sanadood. Dagaalkan oo dhacay sanadkii 1739 waxa sabab u ahaa ka dib markii Dooni u weyday Captankii Jankiskhan oo Ingiriisa ah soo gaadhay xeebta Spain. Isla markii ay soo gaadhay ayaa ciidankii Spein uu afku ka xumaaday, ka dibna waxa ay dhegta.

Dhegta laga jaray Captanka Doonida ee Ingiriiska ah ayaa keenay inay dhintaan dad aad u fara badan oo aan waxba galabsan kuwaasi muddo 9 sanadood ah cabsi dagaal ku jiray. Waxaana uu ka mid noqday dagaaladii nacasnimada ahaa ee dunida ka dhacay mid ka mid ah.  Mar kasta oo caqlu xumaado oo aanu shaqayn wax aka curta dagaalo nacasnimo oo ku wada dhib mooye aanay wax dheef ahi ka soo gaadhayn.  Waxaana loo yaqaana dagaalada kibirka iyo islweynida nacasnimada ah ka dhasha.

 

Leave a Reply