Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Guddi u Magacaabay Xallinta khilaafaadka Siyaasadeed ee ka taagan Qabashada Doorashooyinka

0
232

Khadar.M.Dhako.

Hargeysa(Dawan):-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland  Saleebaan Maxamuud Aadan  ayaa u magacaabay guddi ka kooban 11 Xildhibaan iyo Xoghayaha Golaha Guurtida Xalinta khilaafaadka sharci ee u dhaxeeya Xukuumadda iyo Xisbiyadda Mucaaradka.

Qoraal shalay ka soo baxay Golaha Guurtida ayaa waxa lagu sheegay in gudidan loo magacaabay in ay ka qayb qaataan Khilaafka Siyaasadeed.madaama Golaha Guurtida aqoon iyo waayo aragnimo u leeyahay arimaha taagan doorkiisa ka qaadan doono.

Gudidan ayaa  magacyadoodu waxa ay kala yihiin Sidan.

1- Xil. Suldaan Ismaacil Suldaan Cabdiraxmaan
2-Xil. Siciid Cabdilaahi Yaasir
3-Xil.Cabdiraaan Cismaan Jaamac
4.Cabdiraxmaan Qawdhan Maxamed
5.Caydiid  Cabdi   Maxamed
6-Xil. Salebaan Garas Seed
7-Xil. Muuse Xaaji Cabdi Ducaale
8-Xil.Maxamuud Xageed Rooble
9.Cumar Nuur Xasan
10.Muuse Ibraahim Nuur
11.Xasan Cumar Axmed
12.Cabdinaasir Aadan Beegsi Xoghayaha guud ee Golaha Guurtida.

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply