Madaxda Iyo Marwooyinka Caanka Ah!

0
372

Grace Machel waxay ku dhalatay  dalka  Mosaabiik sanadkii 1945, waxa ay ka baxaday jaamacad ku tallal spain. Grace waxa ay ku biiray siyaasadda waxaana ay noqotay wasiirka waxbarashada.

Sanadkii 1975 ayuu guursaday madaxweynihii dalka Mosambiik Samora Michel, waxaana ay ahayd xaaskiisa ilaa markii u dhintay 19 bishii October sanadkii 1986, ka dib markii shil dayuradeed lagu khaarajiyay.

Mudadaasi waxa ay ahayd marwada koowaad ee dalka Mosaambiik iyadoo u dhashay laba caruur ah.

Laakiin Sanadkii 1998 ayuu haddana guursaday madaxweyinihi hore ee dalka koonfur Africa Nelson Mendola oo markaasi xukunka hayay. Mudadaasi waxa ay haddana noqotay marwada koowaad ee dalka Koonfur Afrika.

Sidaasi ayay ku noqotay caalamka gabadha keliya ee laba dal oo kala duwan mid kasta u noqotay marwada koowaad.

Leave a Reply