- Hadaad aragto Qof ka weeyn waxad naftaada u sheegta inuu kaa khayr badan, wayo islaanimada ayu kaga horeeyaay, kaana cibaado badan yahay.
- Hadii aad aragto qof inuu ka yaryahay waxad naftaada u sheegtaa inuu ka dembi yar yahay madaama uu ka yar yahay.
- Haddii uu qofku ka cilmi badan yahay waxad naftaada u sheegtaa inuu kaa khayr badan yahay madaama uu ka cilmi badan yahay.
- Haddi aad aragto inuu kaa hooseya aqoontana naftaada u sheeg inuu ka khayr badan yahay wayo qof jaahil ah aya ka khayr badan qof cilmi leh oo aan ku dhaqmayn. Qiyaamaha Waa lagu weydiin.
- Hadaad aragto qof dembi dabaalayana waxad naftaada laga yaaba in Allah uu khaatumada u wanaajiyo adiguna war isuma haysid.
- Waxaan kaga digaaya in ay naftaadu is kibriso oo isla weynaato sida Shaydaank oo ku dhowaaqado “ Aniga ka khayr badan kan” Sh Muhamed Al Gazali