TORONTO (Dawan) Shaqaala yari ka taagan cisbitaallada qaar ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sababtay in ay wax iska baddelaan qaabka ay u shaqeynayeen, halka qaarkoodna la sheegay inay qarka u saaran yihiin inay xidhmaan.
Gobolka Ontario ee dhibaatadan laga soo sheegayo waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee Canada.