Qaar ka mid ah Cisbitaallada Canada oo qarka u saaran inay u xidhmaan shaqaale la’aan

0
306

TORONTO (Dawan) Shaqaala yari ka taagan cisbitaallada qaar ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sababtay in ay wax iska baddelaan qaabka ay u shaqeynayeen, halka qaarkoodna la sheegay inay qarka u saaran yihiin inay xidhmaan.

Gobolka Ontario ee dhibaatadan laga soo sheegayo waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee Canada.

Leave a Reply