Haku Mashquulin Ceebaha Dadka!

0
383
  • Ma jirto saboolnimo ka xun kana adag Jahliga iyo aqoondarada.
  • Ninka nacaska ahi wuxu gabadha ku khasbaa inay aamusto, laakiin caaqilku wuxu u sheegaa inay qurux badan yihiin debneheedu marka ay isku hayso.
  • Laba arrimood ayaa qofka baabiiyaa, isagoo ku mashquula wixii tegay iyo isagoo ku mashquula ceebaha dadka kale.
  • Mar keliya kamaan murugoon aamuskayga, laakiin wax badan ayaan ka murugooday hadalkaygii.
  • Iska tag qofka aan garanayn qiimaha aad leedahay.
  • Waxa soo socdaa way ka wanaagsan yihiin wixii ku dhaafay, haddii aad dadaasho.
  • Albaabka ama jiingada aad garaacaysaa xanuun kuguma hayso
  • Ficilada ayaa ka xoog badan hadalada. Wax qabadka ayaa ka xoog badan hadalka.
  • Marar qaarkood waynu u baahanahay muranka maxaa yeelay waxaan ogaanaynaa waxa ay qarsoon qalbiyada walaalaheen, waxaanad bilaabi inaad ixtiraamto.

Leave a Reply