Borama: Raafka dadka Ajaanibta ah oo laga bilaabay

0
271

Borama (Dawan) Ciidanka laanta socdaalka Somaliland ayaa magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal, ka bilaabay ururinta dadka aan dalka u dhalan ee Ajaanibta ah.

Dadka gudaha magaalada laga ururiyay ee la saarayay gaadiidka ciidanka laanta socdaalka ayaa u badna muwaadiniinta u dhashay dalka Itoobiya, kuwaas oo aad ugu soo badanayay bilihi u danbeeyay magaalada Borama.

Ciidanka laanta socdaalka Somaliland ayàa bilihi u danbeeyay ku hawlana in ay dalka ka saaraan dadka Ajaanibta ah.

Leave a Reply