Xukuumaddo xadhiga ka jartay Ceel-biyood

0
232

Balicabane (Dawan) Wasiirada wasaaraddaha biyaha iyo isgaadhsiinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga iyo dalxiiska ayaa xadhiga ka jaray ceel biyood riiga oo laga hirgeliyay degmada Bali-cabane oo ka tirsan gobolka Hawd.

Xadhig ka jarka ceel biyoodkan ayaa ku soo beegmaya xilli abaar baahsan oo biyo la’aaneed ay ka jirtay qaar ka mida degaanada hoos yimaada degmada Bali-cabane.

Ceelkan ayaa wax weyn ka tari doona biyo yaraantii degmada Bali-cabane iyo degaanada hoos yimaada.

Leave a Reply