Hargeysa (Dawan) Waxa magaalada Hargeysa maanta ka furmay kulan lagaga arrinsanayay kor u qaadista adeeg bixinta dadka barakacayaasha ah.
Kulankan ayaa ahaa mid diirada lagu saaray sidii dadka barakacayaasha ah ee ku sugan gudaha dalka qorshe looga yeelanlahaa.
Kulankan oo ay siwada jira u soo qaban qaabiyeen hay’adda barakacayaasha iyo dawladda hoose ee degmada Hargeysa.
Geesta kale waxa kulankan goobjoog ka ahaa hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa Qaramada Miboobay ee fadhigoodu yahay Somaliland.