Xikamadaha Maanta

0
241
  • Eray keliya oo nabad ah ayaa ka qiimo badan boqollaal eray oo colaad ah
  • Nacayb nacayb ma bogsiiyo, cafiska iyo jaceylka ayaa nacaybka bogsiiya
  • Daqiiqad keliya ayaa maalinka dhan bedeli karta,
  • Hadii Aad Ogaan Laheyd Wax faa’iidada wax Bixinta, waxba maad liqdeen Ilaa Aad Qeyb Ka Bixiso.
  • Qof kasta naxariis kula dhaqan, xataa  naftaada.
  • Hadalkaaga ilaali, waxa maqla oo keliya kuwa dhibsanaya
  • Si karti leh oo daacad ah u shaqee Sida dayax mugdi ka soo baxay oo iftiin keenay.
  • Isbedel oo dhami maaha Koriin sida socod oo dhami aan u ahayn xagga hore
  • Noqo sida Dayaxa oo dadku ay kor u eegaan
  • Noqo sida dayaxa, dadku madaxood kor u qaadaan si ay u arkaan, ha noqon sida qiiqa kor u kacaya si ay dadku u arkaan.

Leave a Reply