Guddoomiye Saleebaan oo ka hadlay Doorashooyinka ku soo foolka leh

0
325

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan,  ayaa ka hadlay qorshaha ka gole ahaan uga meelyaalla haddii ay doorashadu wakhtigeeda ku qabsoomi weydo, waxaanu haddii uu madaxweynuhu ku wargeliyo in aanay suurogal ahayn in doorashadu xilligeeda ku dhacdo in ay u mari doonaan wixii sharciga iyo dastuurku uu farayo.

Waxaa kale oo uu ka hadlay    xeerka wax ka bedelka ay ku sameeyeen golaha wakiiladu ee ay  u gudbiyeen golaha guurtida Somaliland.

 

Warabaahinta ayaa gudoomiyaha wax ka waydiisay in muddo kordhin loo samaynayo xukuumadda iyo in kale  waxaanu kaga jawaabay guddoomiye Saleebaan “wakhtigeeda ha gaadho,Namay soo gaadhin ee haddii madaxweynuhu yidhaahdo doorashada mudadeeda kuman qaban karro wixii ALLE ka dhigo ayuunbay noqon, iyo dastuurku wixii

Leave a Reply