Xukuumadda oo sheegtay war ka farxiyey Beeralayda cuntada ee Dalka

0
503

“Dawladdu way ka iibsanaysaa cidii beerata Hadhuudhka, Galayda iyo Qamandiga, waxaanan ka wada shaqaynaynaa wasaaraddaha Beeraha iyo Maaliyadda”sidaasi waxa yidhi Guddoomiyaha Hay’adda Kaydka raashinka Qaranka iyo ka hortagga Aafooyinka Md. Faysal Cali Sheikh oo ka hadlay munaasibad lagu shaaciyey hirgelinta mashruuc Biyo-xidheen oo dawladdu ka hirgelisay Degamda Allay-baday.

Waxa uu sheegay inay hay’ad ahaan mar walba dadka wax beerta ka Iibsadaan dalagga cuntada ah ee u soo go’a, mar walbana sii laba-jibaarayaan arrintaasi, iyagoo u kaydinaya Qaranka.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply