Laacibiinta iyo Macalimiinta Maqnaan Doona Todobbaadka 16aad ee Horyaalka Caasimadda iyo Koobka Xidhiidhka

0
319

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ayaa soo saaray liiska magacyada ciyaartoyda iyo macalimiinta ka maqnaan doona todobbaadka 16aad ee horyaallada heerka 1aad iyo heerka 2aad ee Caasimadda Hargeysa iyo koobka xidhiidhka.

Liiska magacyada ciyaartoyda iyo macalimiinta ka maqnaan doona todobbaadka 15aad ee horyaallada caasimadda ayaa ah kuwii kaadhka cas la siiyay kulamadii todobbaadkii 14aad ee horyaallada heerarka kala duwan ee caasimadda.

Liiska Ciyaartoyda iyo Macalimiinta ayaa u qornaa sidan:-

Magaca Ciyaartoy

 

Lambarka

 

       Naadiga
1-      Ayaanle Cabdi 6 Maaliyadda
2-      Jimcaale Yuusuf 23 Maaliyadda
3-      Xuseen Maxamuud 9 Ganacsiga
4-      Cabdiqaadir Aaden (Garaad) 6 Asluubta
5-      Shakiib Fu’aad 11 Biyaha
6-      Tajudiin Cabdiraxmaan 17 Hawlaha Guud
7-      Abdeeq Axmed 8 Hawlaha Guud
8-      Iid Mukhtaar 31 Hawlaha Guud
9-      Cabdicasiis Axmed 9

 

Xidigaha Cirka
10-  Abshir Xasan 20

 

 

Gaashaan

11-  Guuleed Ibraahim 45

 

 

Waxool

12-  Ducaale Ismaaciil M.1

 

 

Waxool

13-  Maxamed Cabdiraxmaan 10

 

 

Baanka

14-  Cadnaan Ismaaciil 6                      Baanka
15-  Liibaan Deeq Askar 4                    Warfaafinta

Leave a Reply