Xikmadaha Maanta

0
462
  • “ Inaad awoodaadu intay tahay u noolaato iyadoo wax badani ka maqan yihiin ayaa ka wanaagsan inaad u noolaato nolol ku dayasho cid kale ah, xataa haday tahay mid dhamaystiran”

 

  • Faysluusf ayaa yidhi “ Waalidu maaha wax kale waa inaad arrin wadadii uu kaaga khaldamay ku celceliso adigoo filaya markaad ku celceliso in jawaab saxa aad helayso”

 

  • “ Wax kasta oo aad ku riyooto lama helo, waxa la helaa waxaad u dadaasho”
  • “ Aar gudashada u weyni waa adigoo cafis sameeya”
  • “ Noqo sida ubaxa oo xataa gacmaha jaraya siiya udgoon”
  • “ Wanaag horumarso si markaaga laguu wanaajiyo”
  • “Go’aanka kasta oo aad gaadhayso ka fikir wuxu horseedayo”

Leave a Reply