Kulamada Todobbaadkan ee Tartanka Gobollada Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba

0
326

Xidhiidhka kubadda Somaliland ayaa soo saaray jadwalka maalmaha la ciyaarayo tartanka gobollada dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Tartankan oo dhawaan la sameeyay isku aadkiisa ayaa haddana sidoo kale waxa lasoo saaray jadwalka kooxaha wada ciyaaraya todobaadkan iyo waqtiga ay wada ciyaarayaan, tartankan oo ka qabsoomaya garoonka Hargeysa Stadium.

Waxaanu jadwalka ay soo saareen xidhiidhka kubadda cagta Somaliland u dhignaa sidan:

 

Leave a Reply