La Yaabka Kiisaska Maxkamadaha Caalamka!

0
275

Markii Kiiska lagu qaadayay Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayuu garyqaanka u doodayay dhibanaha dhintay, weydiiyay Dhakharkii eedaysanaha ahaa ee qaliinka ku sameeyay “ Ma xusuusan tahay markii aad baadhay Maydka halkan yaalla”?  Dhakhtarka ayaa ku jawaabay “ Haa, Waxaan qaliinka bilaabay 8-da saac, waxayna igu qaadatay inaan ku dhameeyo Saacad buuxda”.

Garyaqaanka ayaa haddana weydiiyay “ Wakhtigaasi Mr. Denton miyuu dhintay?” Dhakhtarka aya ku jawaabay :” Aad buu jidhkiisu u qaboobaa! Maya. Wuxu ku fadhiyay miiska qalinka ee hortayda waxaana uu igu yidhi :” Maxaad iga baadhaysaa?”

Garyaqaanka ayaa haddan weydiiyay :” Maxaad ka baadhaysay”? . Dhakhtarka : “ Aamus”  Qisadan waxa lagu qoray kitaabka lagu magacaabo “la yaabka Maxkamadaha Maraykanka”. Kiiska Maxkamadda la keenay ee dhakhtarka laga qoray ayaa ahaa in ninkan isagoo dhintay loo keenay oo lagu yidhi baadha sababta dhimashada. Ma fahmaysaa sababta dhimashada ninkan, markaad kiiska labadiisa weji deristo?

Leave a Reply