Kala Sarreynta Kooxaha Heerka 1aad iyo 2aad ee Caasimadda Hargeysa oo la soo Saaray

0
381

 

Xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa soo saaray jadwalka kala sareynta kooxaha horyaallada heerka koowaad iyo heerka labaad ee caasimadda Hargeysa.

Kala sareynta kooxaha labada heer ee caasimadda Somaliland oo maraya todobbaadkii 16aad ayay kooxuhu isku dhibco dhaw yihiin, taasoo muujinaysa in dheegga ay isku wada hayaan kooxo waawayn oo dhibic ama laba kala sareeya, inkastoo horyaalku dabayaaqo yahay.

Leave a Reply