Khibradda Maalmaha Ku Dhaafay!

0
285

Niyad jabku marna xal kuu noqon maayo . Werwerka iyo walbahaarkuna mushkiladaada kuuma xalilayaan.

Wax kaa ku dhaafayna murugadu ma soo celiso. Baro in qalbigaaga aad ku beertid sabir, waxaad ogaataana in Allah (sw) la jiro kuwa sabra.

Quruxada iyo wanaagga  nolosha waxaad dareemaysaa markaad maalin kasta oo qoraxadu ay kuu soo baxado aad aaminto in ay tahay deeq rabi kaaga timid si aad u furato bog cusub, oo khayr ka buuxo, oo aad  ku waayo aragto wixii wakhti kaa lumay iyo khasaarihii shaly!..

Maxaa yeelay si kasta oo aad u fikirto marna kuuma soo noqonayo wakhti ku dhaafay, ka jooga ee aad taagan tahay ka faa’iidayso.

Leave a Reply