50-ka Xiddig Ee Ugu Wanaagsan Ee Ka Qayb-gelaya Koobka Adduunka

0
320

Kontonka ciyaartoy ee ugu wanaagsan ee ka qayb-gelaya Koobka Adduunka ee Axadda bilaabmaya ayaa lasoo saaray, waxaana ka dhex muuqda Sadio Mane oo habeen hore la xaqiijiyey inuu seegayo Koobka Adduunka ka dib qalliin lagu sameeyey.

Halkan kaga bogo 50-ka ciyaartoy ee ugu wanaagsan ee ka qayb-gelaya Koobka Adduunka

NB: Waxa ku jira Sadio Mane oo dhaawac ku seegaya tartanka

  1. Andre Onana (Cameroon)
  2. Kalidou Koulibaly (Senegal)
  3. Bukayo Saka (England)
  4. Ederson (Brazil)
  5. Christian Eriksen (Denmark)
  6. Gavi (Spain)
  7. Aurelien Tchouameni (France)
  8. Romelu Lukaku (Belgium)
  9. Rodri (Spain)
  10. Jamal Musiala (Germany)
  11. Dusan Vlahovic (Serbia)
  12. Gabriel Jesus (Brazil)
  13. Ousmane Dembele (France)
  14. Antoine Griezmann (France)
  15. Achraf Hakimi (Morocco)
  16. Trent Alexander-Arnold (England)
  17. Lautaro Martinez (Argentina)
  18. Ilkay Gundogan (Germany)
  19. Frenkie De Jong (Netherlands)
  20. Thomas Muller (Germany)
  21. Antonio Rudiger (Germany)
  22. Marquinhos (Brazil)
  23. Rafael Leao (Portugal)
  24. Bruno Fernandes (Portugal)
  25. Alphonso Davies (Canada)
  26. Casemiro (Brazil)
  27. Manuel Neuer (Germany)
  28. Ruben Dias (Portugal)
  29. Jude Bellingham (England)
  30. Alisson (Brazil)
  31. Cristiano Ronaldo (Portugal)
  32. Pedri (Spain)
  33. Phil Foden (England)
  34. Joao Cancelo (Portugal)
  35. Bernardo Silva (Portugal)
  36. Joshua Kimmich (Germany)
  37. Federico Valverde (Uruguay)
  38. Son Heung-min (South Korea)
  39. Virgil van Dijk (Netherlands)
  40. Harry Kane (England)
  41. Sadio Mane (Senegal)
  42. Thibaut Courtois (Belgium)
  43. Vinicius Junior (Brazil)
  44. Luka Modric (Croatia)
  45. Neymar (Brazil)
  46. Robert Lewandowski (Poland)
  47. Lionel Messi (Argentina)
  48. Kevin De Bruyne (Belgium)
  49. Karim Benzema (France)
  50. Kylian Mbappe (France)

Leave a Reply