Farriin loo Diray Duqa Caasimada

0
297

Hargeysa (Dawan) Duqa caasimada Hargeysa mudane Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa qaar ka mida bulshada caasimadu ka codsadeen in uu dhammeystiro biriishka saddexaad ee magaalada Hargeysa, oo ay sheegeen in wax yari ka dhiman tahay dhammeystirkiisa.

Bulshada uu marinka u yahay biriishkan qabyada ah ayaa dhib ku qaba marista iyo ka talaabista dooxan xiliyada habeenkii oo ay dhilibaato ku qabaan.

Jidkan ayaa waxa adeegsada oo uu marin u yahay hooyooyin suuqa ka shaqaysta, ardayda dugsida iyo dhammaan bulshada ku nool xaafaddahaasi, waxaanay kala kulmaan dhibaatooyin xiliyada habeenkii.

 

 

Biriishkan ayaa dhisma ahaan u muuqda mid dhamaystiran uu ay u dhan yihiin dhammaan kaabadaha xejiya biriishka, kaliya waxa ka dhiman in la dhemmeeyo

Leave a Reply