Xikmadaha Maanta

0
366
  • Baryadu qofka waa ay dulaysaa, deeqsnimaduna sharaf ayay u kordhisa.
  • Ula dhaqan dadka sida aad adigu jeceshahay in laguula dhaqmo.
  • Been kastaa maalin ayaa la soo afjaraa, beentuna wax kast awaa ay ka gaabisa.
  • Hadaad sharaf dunida ka rabto akhlaaqda hagaaji, haddii aad aakhiro rabtona akhlaaqda hagaaji. Hadii aad labadaba doonaysana akhlaaqda hagaaji.

Dhulka hadaad biyo macaan waraabiso wuxu kuu soo bixiyaa ubax udgoon, dadkuna kaba wanaagsan

Leave a Reply