Ganacsiga Aasiya Ee Cajiibka ah!

0
359

Dalalka Thailand, Vitanma iyo China waxa leeyihiin suuqyo kala duwan oo lagu soo bandhigo badeecooyin khudaarta ka baxda beeraha.

Dhulka webiyada ah beerta ayaa badeecadooda ku soo qaada saxiimado yar yar, iyagoo qaarkood ka soo qaada meelo aad u durugsan oo beerahooda ka fog suuqyda dadku wax ku kala iibsaadan. Dadka ayaa isa soo taaga hareeraha webiga oo sidaasi kaga iibsada hadba wixii ay doonayaan.  Waana suuq ku dhex yaalla webiga dhexdiisa oo caan ah

Leave a Reply