Xikmadaha

0
201
  • Afkaaga oo ku mashquula raashin, ayaa ka wanagsan inuu ku mashquulo been iyo iskudir maxaa yeelay raashinku miisaanka ayuu kugu kordhinya, weedhaha aan runta ahayn denbiga ayay kugu kordhinayaan.
  • Haddii dhibic biyo ah ku dhacdo Balli, muuqeedu wuu luma, haddii ay ku dhacdo caleen Ubax ah, aad ayay u iftiinta; Dhibicdu waa isku mid; laakiin weelka ay ku dhacday ayaa isbedelka keenaya.
  • Qofka beera edaab & akhlaaq wanaagsan wuxuu gurtaa midhaha xushmada iyo jaceylka dadka u hayaan
  • Marnaba ha yareysan naftaada, haddii weynaan iyo xoog wax taraan Maroodiga ayaa ahaan lahaa Boqorka Xayawaanka!
  • Dhageeyso wanaada dadka kale sababtoo ah qofka ku waaniya waxaa laga yaabaa inuu hore u soo maray arinka uu arinka uu kaa waaninaayo ama uu ogyahay dhibka ka imaanaya.
  • “Sida keliya ee isbeddelkaa dhacaa uu macno kuugu samayn karaa waa in aad la-jaanqaaddo, dhinaca geeddigu u socdana u raacdo, dadka ku faraxsanna la dabaal degto”. (Alan W. Watts)
  • “Noloshu maaha dhibaato in la xalliyo u baahan, balse waa xaqiiqo in lagu waayo qaato doonaysa”. (Soren Kierkegaard)

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply