- Noloshu waxa ay ku dhadhanta marka ay isbedelo jiraan.
- Waad jabaysa marka aad loolanka hortii isku qanciso inaad jabayso
- Akhlaaqda ugu fiicani waa inaa cafis samayso adigoo aargoosan kara.
- Ha u murugoon waxad weyday waxa laga yaba hadada haysan lahayn in murugadu kugu sii badan lahayd.
- Haddaan xanuun iyo dibaato jirin qofna ma garteen awoodiisa iyo kartidiisa.
- Xikmadda ugu fiicani waa in Aadamigu ogaado in aanay waxba ogayn oo aragtidoodu kooban tahay .
- Ma jiro qof daciif ahi waxase jira qof aan aqoon dhinac uu awoodda ku leeyahay.
- Inyar oo dayacaad iyo dareen la’aan ah ayaa horseeda in badan oo guuldaro ah
- In boqol aragtiyood la keeno waxa ka adag in hal aragti la dhaqan geliyo
- Arrin kasta wax uu leeyahay wakhti ku haboon waxase fahmi kara dadka caqliga furan