Xikmadaha

0
295
  • Afara warimood yartaantood ayaa ku dhibta, xanuunka, Fakhriga, Cadowga iyo dabka.
  • Ha degin meel aan dhakhtar  ama caalam aqoon iyo cilmi ku baraa joogin.
  • Qofka ku weydiista waxaan awoodin, wuxu rabaa waa maya.
  • Mar kasta xusuusnow geerida, Noloshaadu way guulaysane. Wanaag same, isaga ayaa dhibaatooyinka gaashaan kaaga noqon.
  • Ku Mahad wanaaga Allah (sw) ayaa kuu kordhin.  Ku sabir dhibaatada Allah (sw) ayaa kaa dulqaadiye.
  • Biyaha milixda ah ee badda samada ayay ku uumi baxaan waxayna noqdaan daruuro , haddana dhulka ayay ku soo noqdaan iyagoo roob biyo macaan ah.
  • Qalbigaaga ku xidh samada, ka dibna sida uu kuugu soo noqdo”.   Ibunu Qayim Aljawsi.

 

Leave a Reply