Xadiiska: Fadliga Soonka

0
279

Waxaa laga wariyey saxaabiga Abuu Umaama (Rc) in uu Rasuulka (SCW) ku yidhi: “Waxaad itustaa camal aan Jannada ku galo? markaas ayuu Rasuulku (SCW) ku yidhi: Soonka oo ka adkaaw, isaga wax la mid ahi ma jiraan”.

Soonku waa gaashaan Naarta la iska xigsiiyo jiyo: wuxuuna Rasuulka SCW yiri “Soonku wuxu gaashaan kaaga yahay Naarta,”. Soonku wuxuu kala dhex galaa addoonka sooman iyo Naarta, Naarta waxaa ood looga dhigay waxyaabaha naftu ay jeceshahay, ayna u sahlan tahay inay ku dhaqaaqdo,  Markaa fadliga Ramadaanka aad halooga faa’iidaysto.

Leave a Reply