Aduunyada Ma Dhamaystiranto!

0
307

Ibn Cabbaas iyo Anas ibnu Maalik (Rc) waxaa laga soo xigtay in Nebiga (SCW) uu yidhi: “ Banii Aadamku haddii uu helo webi dahab ah, wuxuu jeclaan lahaa inuu labo webi helo, afkiisana (damaciisa) waxaa kaliya oo buuxin kara waa ciidda qabriga (taasi waa markuu dhinto) Allana waa ka toobad aqbalayaa kii toobad keena”. (Bukhaari iyo Muslim

Leave a Reply