Wax Badan Dadka Samaanta Jecel!

0
274

Dadka badankoodu waa kuwo jecel waanagga iyo samaha, Waxaana ay doorbidaan in aanay qofna waxyeelo gaadhsiin , si aanay noloshooda cidhiiidhi ugu gelin.

Dadka samaanta jecel dhibaatada haysataa waa iyagoo aan jeclayn inay arkaan dad sida shaydaanka u dhaqmayay oo rebesh badan isla markaana dhibaato badan.  Weliga waxba haka cidhiidhyoon dadka aan wanaagga asalka u lahayn.

Dumarku Waxay Ka Warwaraan, Inay Raggu Ilaawaan.
Ragguna Waxa Walbahaar Ku Riday Dumarku Sida aanay Waxba U Ilaawin.

Leave a Reply