Xadiiska Ramadaanta

0
337

Saxaabiga Abu Hurayra (Rc) waxa uu yidhi: “Nabigu (scw) waxa xadiis ku yidhi “ Qofkii Sooma Ramadaan, isagoo Rumaysan oo ajar dalbaya, waxa laga dhaafaa denbiyadii uu hore u sameeyay “ Muslin.

Yaxya Ibnu Kathir wuxu yidhi : “ Qofku wuxu Ka Soomayaa Waxyaabii Wanaagsanaa ee Xalaasha ahaa, Waxa uuna Ku Afurayaa Xaaraan iyo Waxyaabihii Xumaanta ahaa!..Hilibka Walaalkiisa Muslinka ah. Waxa uu ujeedaa Waa Xanta. (Kitaabka Xilyatu Awliyaa 69/3)

Leave a Reply