Nolosha Waxa Xanibi Kara Arriimo Fudud!

0
289

Subaxanimadi 22 Bishii June sanadkii 1983, Maxadada tareenku ka dhaqaaqo ee ku taalla caasimaadda Japan ee Tokoyo waxa istaadhmi waayay Tareenka saacadaasi dhaqaaqi laha , waxaana wakhtigaasi fuushaana rakaab dhan 2500 qof oo shaqo tagayay iyo kuwo hawl kale u socday. Dhamaan Farsamayaqaanadii xarunta joogay ayaa isku deyay inay Tareenka cillada saaraan oo ay is taadhaan.

Baadhis dheer ka dib waxa la helay in cayayaan yar oo 3 mm oo keliya ahi, uu ku dhegan yahay Mishiinka gudihiisa, kaasi oo sababay cillada ku timi tareenka. Sidaasi ayay nolosheena waxyaabo yar oo aynaan arkayn ugu noqonayaan carqalad joojisa halka aynu rabno in aynu u dhaqaaqno, laakiin waa in aan baadhnaa oo xalka helaa.

Leave a Reply