Xikmadaha

0
406
  • Marka aad iftiinka ku jirto qof kastaa adigu kula socda, laakiin markaad mugdiga gaadho xataa hadhkaaga ayaa ka hadha
  • Denbiyadu qalbiga waxyeelo ayay gaadhsiiyaan sida suntu jidhka u dhibaatayso.
  • Aduunyadu waa sida hadhka , haddii aad eryato weligaa gaadhi maysid, haddii aad se aad dhabarka u jeediso, way ku soo daba galaysaa iyadaana ku soo raacaysa.
  • Carabka qofka ayaad ka helaysaa dhadhanka qalbigiisa.

Leave a Reply