Arrimaha Qofka Muslimka Waa Khayr !

0
219

 

Rasuulka Allah (scw) ayaa xadiis ku yidhi :
“ Waxaa la Yaab leh Arinka Qofka  Mu’minka ah, Arimihiisa oo Dhan Waa Khayr, Waxay Gooni u Tahay Ruuxa Mu’minka oo Kaliya, Hadii uu la Kulmo wax Wanaagsan wuu farxaa oo ku mahadnaqaa. Hadii Dhibaato Ku Dhacdana Wuu Ku Sabraa Waxayna u Noqotaa Khayr “  (Waxa Wariyay_Muslim)

Rasuulka Allah (scw)  ayaa ugu bushaareeyay saxabadiisa qaar ka mid ah inay gelayaan janada iyagoo nool.  Saxaabadaasi tobanka ahaa waxay kala aahaayeen Abuubakar, Cumar Binu Khadab, Cali Binu Abu-dalib, Cusman Binu Cafan, Subayr Binu Cawam, Dalxa Binu Cubaydallah , C/raxmnaan Binu Cawf,  Sacad Binu Abii Waqaas, Abu Cubayd Caamir Binu Jaraax. Waxaana loo yaqaan tobankii saxaabi ee janada loogu bushaareeyay iyagoo nool.

Leave a Reply