Dakhliga Iyo Dalxiiska Caalamka!

0
322

Farnace waa dalalka ugu quruxda badan dunida, waana ka labaad ee ugu dadka badan Yurub tirada  dadkiisa ayaa lagu qiyaasay 67 milyan.  Farance waa dalalka ugu horeeya dalxiiska dunida waxaana sanadkii 2014 booqday dalxiisayaal lagu gaadhaya 84 milyan. Waxaana uga soo xerooda dakhliga ugu badan.

Farance waa dalka shanaad dhinaca waxa soo saarka qaaradda Yurub, waana kan sadexaad dhinaca dhaqaalaha .  Waxaana Faransiiska ku yaallla goob lagu magacaabo “ la mort aux juits: oo macnaheedu yahay “ Dhimishada Yuhuudda”.

Faransiisku waa dalka hindisay Namabarada taarikadda gaadiidka lagu xidho iyadoo laga isticmaalay sanadkii 1901, waxaana wakhtigaasi khasab lagaga dhigay inay u sameeyaan number dhamaan dadkii haystay mishiinada si loo garto baabuurka dhibka geystay.

Faransiiska marka la joogo waxa kasta waad guursan karta xadna ma leh xataa waxaad guursan karta  qof dhintay. .

 

 

 

Leave a Reply