Xikmadaha

0
350
  • Aamuska wuxu ku barayaa dhegaysiga wangaasan kaasi oo aanay helin dad badani. Isku day inaad hesho weligaa xikmadaasi, kumana fashilmaysid dadaalkaaga wakhti kasta iyo meel kasta”. Ibrahim Fiqi    .
  • Guushaadu waxay ku xidhan tahay riyadaada, Maaha riyada hurdada  waa tan soo jeedka ee uu weheliyo dadaalkaagu. Aniis Mansuur
  • Denbiyadu qalabiga waxay uga dhigan yihiin Sun, haddii aanay dilin way daciifiyaan. Cusyamin
  • Qofba wuxu dagan yahay halkuu daacad kaga hadho, Hadraawi
  • Haddii qaawinada jidhku horumar tahay, xayawaanka ayaa Aadamiga ku fiican. Dr.Sakir
  • Wakhtigu maskax uu isku hagaajiyo malaha, qofka maskaxda leh ayaa hagaajiya.

Leave a Reply