Noloshu Horumar Kama Maaranto!
- Qofku shaqada waajibka ku ah waa inuu fuliyo, inkasta oo ay jirto caqabado, khataro iyo cadaadis taasina waa aas-aaska anshaxa wanaagsan.
- Qofka noloshiisu waxa ay qiimo leedahay inta uu qiimo ku kordhinayo nolosha dadka kale. jacayl, saaxiibtinimo iyo naxariis.
- Ficiladu marwalba waxay cadeeyaan sababta aanay erayadu micno u lahayn.
- Naxariistu waa aas-aaska Akhlaaqda wanaagsan.
- Inta aad nooshahay wax kasta waa suurtogal
- Way wanaagsan yihiin dadka u hanqal taaga ka dhabaynta waxaan suurtogalka u muuqan
- Noloshu haddii ay horumar weydo, waxa ay noqotaa sida shimbir baalku ka go’ay
- Ogoloow in wax kastaa kugu dhacaan, samaan iyo xumaanba, laakiin yaanay kaa joojin in aad hore u sii socoto, adiga oo aan dareemayn in aad dhammaadkii joogto.