Booliska oo Qabtay Eedeysane warar been-abuur ah ka Faafiyey Ciidanka Qaranka

0
156

Hargeysa-(Dawan):-  Ciidanka Booliska ayaa  soo xidhay Eedaysane Caydaruus Maxamed Cabdilaahi (Shacrawi),

 

Ciidanka  Booliiska ayaa sheegay in Eedaysanuhu uu dembiyo uu qiraal ka yahay ka galay haybadda qaranka sida uu qabo qodobka 184 ee X.C.G.

 

Sido kale waxa uu dacaayado been abuur ah ka faafiyey Ciidamada qaranka, isago geesta kale taageeray huwanta ka dagaalamaysa Laascaanood .

 

Eedeysanaha ayaa la sheegay in baadhistiisu socoto, isla markaana Maxkamadda awoodda u leh loo gudbin doono.

 

 

 

 

 

Leave a Reply