𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗫𝗼𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗼𝗼 𝗥𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗴𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝘆𝗮𝗮𝗹 𝗦𝘂𝗰𝘂𝘂𝗱𝗶 ah

0
163
Riyadh(Dawan)- Wasiirka Wasaaradda xanaannada xoolaha iyo Horumarinta kallumaysiga Somaliland Mudane Siciid Sulub Maxamed oo ku sugan Caasimadda dalka Sucuudiga ee Riyaad ayaa kullamo la qaatay shirkado maalgashadayaal ah.
Wasiirka waxa la weriyay inay ka wada hadleen shirkadahaas sidii ay u maalgashan lahayeen, dhoofinta xoolaha.
Maalgashadayaashan ayay Wasiirka ka wada xaajoodeen sidii ay u maalgashan lahayeen dalka, una iman lahayeen JSL, muwaadiinta dalka sucuudigu, ugana qayb qaadan lahayeen dhoofinta xoolaha Somaliland.

Leave a Reply