Muddo Dheer Ayuu Keligii Ku Noola Kaynta Cidlada Ah!

0
123

Louka Bedro oo u dhashay Dalka Argantiin ayaa ku noolaa muddo dheer god cidla , oo aan lahayn laydh. Odaygan ayaa marka uu dareemo gaajo qorigiisa ku ugaadhsan jiray.

 

Waxa kale oo yaab lahayd in godka uu ku hasytay 11 digaag ah iyo laba Riyaad.  Iyadoo wakhtiga hore ee subaxnimadana uu toosin jiray Diigiisu. Wakhtigaasi ayuu dabka shidan jiray oo maalintiisu u bilaabmi jirtay. Berdo oo la weydiiyay sida uu noloshaasi u arkayo ayaa sheegay inay ahayd mid aad uga wanaagsan tan buuqa badan ee magaalooyinka

Leave a Reply