Maxaa Shaqada Looga Eryay!

0
236

Waxay sanad kasta caadaysteen inay been la isu gudbiyo bisha April maalinta ugu horaysa oo ay u bixyeen  maalinta beenta. laakiin sanadkan waxa kala kulmay dhibaato weyn.

Waxay soo bandhigeen in shirkaddu soo saartay badeeco 24 saacadood keliya qiimaheeda la jebiyay. Macaamiil badan ayaa ku jabtay laakiin waxay u sheegeen inay ahayd been madaama ay ahayd maalintii Aperil u horaysay. Macmiilka ayaa mid kasta fariintan ka helay shirkadda.

Laakiin macmiishada ayaa aad u xanaaqday ka dib markii arinku been noqday. Waxaan dhibaato soo gaaadhay sumcadii shirkadda. Wargeyska The Guardian o qoray ayaan isagu sheegun magic shirkaada laga wuxu sheegay in shirkaddu shaqadii ka eriday dhamaan shaqaalihii arinkan ku kacay. Shaqaalaha ayaa sheegay in weligood shaqalaalahala kaftami jireen marka April bilaabanto.

 

 

 

Leave a Reply