Hawlgabkiisa Waxa uu Ku Bixiyay Daryeelka Bulshadiisa!

0
82

Odayga lagu magacaabo Gangadhara Tilak Katnam waxa uu ahaa shaqaale dawladeed oo shaqada hawlgab ka noqday kaas oo lacagtii ย hawlgabka ee la siiyay u isticmaala dayactirka godadka wadooyinka magaalada koonfurta Hindiya ku taal ee Hyderabad.

Weriyaha BBC-da ka tirsan ayaa, ayaa maalin la kulantay ninkna oo magaaalada looga bixiyay “dhakhtarka waddooyinka”.

Waxa ay ahayd 8 subaxnimo laakiin qorraxda xagaaga ee arxanka daran ayaa ahayd mid aad u kulul, laakiin diyaqar waxa uu ahaa in uu hawshiisa bilaabo waxa Mr Katnam soo saaray calamada cas si uu u xidho qayb ka mid ah wadada,waxana isaga oo kaashanaya koox arday ah oo 16 jir ah uu bilaabay in uu ka shaqeeyo saddex godad oo yar yar oo ku yaala badhtamaha wadada.

Waxa uu xidhay Gacma-gashiyada liimiga ah, waxa kale oo uu haystaa majarafad qashinka lagu gurayo, mindida waxaa lagu jeexjeexayo bacaha daamurka ah ee furan. Waa hawl dhamaystiran oo uu isagu keligii qabanayo.

Hawshana Katnam iskii ayuu u bilaabay waxaana uu wakhtigan buiuxiyay 1000 god oo dhib weyn ku ahaa gaadiidka. (BBC)

 

 

ย 

ย