Xikmadaha!

0
166
  • Caalimkii Xisaabta caanka ku ahaa ee Carbeed  ee lagu magacaabi jiray Maxamed Binu Muse Al-Khawaariisam oo noolaa  intii u dhaxaysay 781 – 847 Miladiga ayaa maalin la weydiiyay miisaanka xisaabta ee qofka Aadamiga ah, waxaana uu ku jawaabay :
    Haddii qofku akhlaaq leeyahay  wuxu la mid yahay tirade hal     “Qofka  = 1”
  • Haduu qurux leeyahayna waxa uu a mid noqonyaa tirade  toban “Qofka   = 10”
  • Hadduu maalqabeen noqdona waxaa uu la mid noqonayaa tirade “ Qofka  = 100”
  • Haduu qoys wanaagsan ka dhashayna waa la mid noqonayaa tirada kun   “Qofka = 1000”
  • Haddaba haddii akhlaaqda oo ah tirade hal waxa isku soo hadahaya tirooyinka eberada ah waxaana qofku la mid noqonayaa “Qofka = 000”.
  • Haddaba sidaasi ayuu qofka aan akhlaaqda lahayn ula mid yahay tirooyinka eberada.