Ha Noqon Addoon?!

0
120

Sh.Tareq Mohammed Al-Suwaidan waa qoraa, taariikhyahan, Sheekh caalim islaamka ku xeel dheer iyo ganacsade waxaana uu ku dhashay dalka Kuwait sanadkii 1953.ย  Wakhtigan waa gudoomiyaha Ururka horumarinta bulshada. Waxaย  uu qoray buugaag badan. Xikmaddan soo socotaa waa mid ka mid aha qoraaladiisa.

“Qofka shaqale ah in ka badan ama u dhaw 15 sanno, ha toobad keeno ilaahayna danbi dhaaf ha waydiisto, waayo nolashiisii iyo waqtigiisiiba wuu dayacay, cid dad kale ayuu hadafkoodii iyo himilooyinkoodii xaqiijinayay” .Hana noqon Adoon shaqo aan horumarย  ku qalma lahayn.