Erayga Cadhada Ah Iyo Halistiisa!

0
135

Koox cilmi baadhayaal ah oo jidhka baniiโ€™aadamka ku samaynayay baadhis ayaa cadeeyay in qofku marka uu cadhoodu ay ka soo baxdo ur gaar ah oo aan aadmigu awoodi Karin inuu dareemo. Cilmi baadhayaash ayaa cadeeyay in Eyda iyo Shinidu ay yihiin kuwa keliya ee urtaasi dareema. Iyagoo goobta urtaasi ka soo baxday laga yaabo inay weerar ku qaadaan.ย  Waxa kale oo cilmi baadhayaashu sheegeen in qofka waxyar ka hor inta aanay naftu ka bixin iyadana ay ka baxdo ur gaar ah oo ay awoodi karaan inay dareemaan Bisadaha, qudhaanjad iwm, waan taasi ayay yidhaadeen sababta marka qofku dhinto ay ugu soo yaaceen, iyadoo marka uu hurdo aanay usoo dhowaan.ย ย  Cadhadu waa hal xarafa oo haddana halis ah. Marka iska ilaali in aad cadhooto madaama aanay cadhadu ahayn xalka arrimaha ka cadhaysiiyay.ย  )youm7.com(