- Ma jiraan waxaan la samayn Karin dunida, laakiin wax jira arin aad ka caajisto
- Lugahaagu waxay ku taagan yihiin dhul yar, laakiin mabdaโaagu wuxu gaadhayaa dunida oo dhan oo ku taagnaan kara
- Ha odhan waan daaaly, dadkuba waa sidaasi, ha odhan hami ayaa I haya, dadkuba wuu wada hayaa, ha odhan waan wanaagsan ahay, dadkuba sidaasi ayay wada qabaan. Laakiin dheh โ Allah ayaa mahad leh, una shaqayso Aakhiradaadaโ.
- Ha sii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka guulaysta isagoo xaga danbe eegaya.
- Wanaag same waayo waa shayga keliya ee aan dhiman.
- Wakhtigu qofna ma bedelo, laakiin wakhtigu wuxu muujiya xaqiiqda qofka iyo noociisa.